Wariyaasha ka howgala Magaalada Baraawe Oo Tababar u furmey.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan oo ahaa mid socon doona mudo sedax maalin ah ayaa Qaar ka mid ah weriyaasha ka howlgala degmada baraawe looga daahfurey magalada, waxaana tababarka inta uu socodo lagu baran doona habka wanaagsan ee tabinta doorashada.

waxaana furitaanka ka soo qeyb galey maamulka degmada baraawe, gudoomiyaha ururka suxufiyiinta koonfur galbeed ayigoona tababarka soo agaasimey ururka suxufiyiinta KG ee SOWEJA.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here