Wariyaasha Idaacadda Arlaadi Oo Maanta loo soo xiray Tababar seddax maalin u socday.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo socday mudo seddax maalin ah,islamarkaasna loo qabtay wariyayaasha ka howl-gala Idaacadda Arlaadi ayaa waxaa intii uu socday lagu baranayay anshaxa saxaafadda,shuruudaha Wareysi qaadista,ilaalinta bad-qabka Suxufiga iyo waxyaabo kaloo badan.

markii uu soo idlaaday Tababarka ayaa Shahaadooyin ka turjamaya waxyaabihii la baray howl-wadeenada la guddoonsiiyay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here