Wariyaasha Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha.

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ku sabsanaa Anshax Saxaafadda iyo ka waramidda Xuquuqda Aadanaha ayaa waxaa soo qabanqaabisey Warbaahinta Radiyow Baydhabo oo ay kaa shaneyso Hay’adaha UNTMIS iyo UNHR.

Waxaa Tababarkan oo ay ka qeyb-galayeen ku dhowaad Sodon Wariye ah oo ka kala socdey Raadiyaasha Magaalada Baydhabo Goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed Cumar Mustafa Nuur iyo Agaasimaha Radiyow Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here