Wariyaasha Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay Tababar Ku Saabsan Isku xirka Warbaahinta iyo Hay’addaha Samafalka.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar ku saabsanaa isku xirka warbaahinta iyo hay’adaha samafalka ee loo yaqaano Lifeline programming ayaa galay Maalintii Sedaxaad oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

Ka soo qeyb galiyaasha ayaa ka doodeen habka loo gaarsin lahaa dadka dhibaadatada soo gaartey iyo hay’adaha samafalka ayadoo loo marinaayo warbaahinta si ay Wacyi-gelin toos ah uhelaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here