Warbiyood Laga qodeya Deegaanka Beer xaanooy Duleedka Baydhabo.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wartaan oo loogu talagaley in lagu keydiyo Biyaha roobka ayaa waxaa laga hirgaliyey Deegaanka BeerXaanooy ee duleedka Magaalada Baydhabo taasi oo wax badan ka bedeli doonta baahiyaha dhanka Biyaha ah ee Deegaankaasi

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka KGS gaar ahaan wasaarada Biyaha iyo Tamarta iyo qaar ka mid ah Hay,adaha Dowlada ka caawinaya qoditaanka Wartaan ayaa kormeerey mashruucaan oo meel gebogebo ah maraya.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here