Warbixin:- Xuska Maalinta Caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha seyniska.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sanada Welba 11 February ayaa Guud ahaan Caalamka Waxaa Looga Dabaal dagaa Maalinta Caalamiga ah Ee Haweenka iyo Gabdhaha ee Sayniska iyo Teknolojiyadda.

Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha ee Golaha Sayniska ayaa noqon doonta iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo qiimaha dhinacyada bulshada iyo dhinacyada dhaqanka ee Sayniska, Teknolojiyadda iyo Hal-abuurka si kor loogu qaado barnaamijyada horumarinta waarta.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here