Warbixin: Wiil dhalinyara ah Oo Baydhabo Mudo Ka maqnaa Oo dib ugu soo noqday fursad shaqana Abuurtay

0
481

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shaqo la’aan iyo dhibaatooyin kale oo naftiisa ay soo food saartay ayuu 2010 uga tagey Magaalada Baydhabo oo ah Magaaladii uu ku dhashey kuna soo bar baarey Aadan Cabdulaahi oo ah qof dhalinyaro ah oo hada ku nool Magaalada Baydhabo isaga iyo qoyskiisa.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here