Warbixin:- Sidee Saameyn ugu yeelatey Waxbarashada Isticmaalka Baraha Bulshada.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa sanadihi dambe soo badanayey isticmaalka Baraha Bulshada ay isticmaalaan soomaali badan gaar ahaan Tiktok , Facebook, Youtube iyo Snapchat, Twitter iyo qaar kale oo badan.

isticmaalka Baraha Bulshada waxaa uu leeyahay faa’ido iyo qasaare labadaba, iyadoo inta badan dhalinyarada ay waqtigooda qiimaha badan ku bixiyaan Baraha Bulsahada iyagoo u isticmaalo si aan nidaamsaneyn.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here