Warbixin Sidee Loogu Hortagi kara Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka Baydhabo.

0
92

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Haweenka Soomaaliyeed ayaa weli ah kuwa la kulma Xadgudubyo ka dhanka ah Marka ay timaado dhibaatooyinka soo wajaha haweenka, waxaa ka mid ah goobahab waxbarashada oo sida la rabay uga soo muuqan guur qasab ah, gudniinka Fircooniga ah, kufsiga iyo wixii la mid ah.

Haddaba sidee loogu hortagi karaa Tacadiga ka dhanka Haweenka si aan wax badan uga ogaano arrintan ayaa waxaan ka wareysanay deego Axmed Yuusuf oo ka mid ah Ururka Dedo waxayna ka sheekeyneysa sida ay arintan loo Ciribtiri lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here