Warbixin:-Sidee lagu Horumarin karaa Nabadda?

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) ka shaqeynta Horumarinta Nabadda ayaa ah waajib qof kasta saaran si uu ugu nolaado nabad iyo xasilooni waarta,Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose sida loo Horumarin karo Nabada ayaa sharaxaad dhinacyo badan taabaneysa bulshada kalana ugu baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo Horumarinta Nabadda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here