Warbixin Sidee Ardeyda guul uga gaari karaan Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar ku saabsan sidii ay Ardeyda uga Guuleysan Lahaayeen Imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka ayaa loo qabtey Aredyda Faslka 12aad ee iskuulaadka Degmada Baydhabo.

Waxaana Tababarkan soo qaban qaabiyay Maamulka Jaamcadda Bay oo ardeyda ka qeyb-gashay loogu faa’ideeyay Habka fiican ay u qaabili karaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka, kaas oo ay gali doonaan Maalinta Sabtida ah ee nagu soo aadan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here