Warbixin :-Qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed Oo inta badan Halis Uga Jira Xaalad Caafimaad daro Xiliyada Dhalmada.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweenka ayaa Xiliyada ay Uurka Leeyihin Waxaa ay u badan yihiin Kuwa Soo Mara Dhibaato Fara Badan Laga Bilaawo Bilaha Hore Ee Uurka Ilaa laga Gaaro Bisha ay Ku aadan tahay Dhalmadooda Kuwaasi oo qaarkood aan la kulmin wax dhaqaatiir ah sababteyna Goobta ay ku Noolyihin oo aan inta badan laga helin Dhaqaatiir sida Dadka ku nool baadiyaha oo kale.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here