Warbixin:-Nin dhalinyaro ah Oo ka shaqeysta goobaha lagu cilad bixiyo Taayirada Baabuurta ee Baydhabo.

0
811

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isxaaq Cabdi Cali waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa uu ka xamashaa sameynta gadiidka kala duwan ee lugahooda oo loo yaqaano goomiste.

Isxaaq ayaa shaqadaani waxaa uu soo bilaawey 2008dii kadib markii uu arkey in shaqadaani ay tahay mid nolasha lagu mareyn karo madaama xiligaasi asxaabtiisa intooda badan ay ahayeen kuwa ka shaqeystaan goomistaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here