Warbixin: Maxaa hortaagan Hormarinta Waxbarashada Gabdhaha laqaba.

0
492

Guurka deg degga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iyadoo xilligaan magaalada Baydhabo ay jiraan Haween si xooggan ugu dhabar adeegay in ay isku wadaan korinta carruurta & sii wadadi waxbarashada.

In u dhaxeysa 20 illaa 30 gabdhood ayaa laga guursadaa gabdhaha fadhiya Dugsiyada dhexe & sare ee Magaalaa Baydhaba sanadkasta iyadoo ay aad u yar tahay in waxbarashada sii wataan. Maano Diini Cabdi oo 21 sano jir ah oo hadda nuujisa gabadh hal sano jirta ayaa kamid ah gabdhahaasi. waxaa noo  hayaa Siid Cali Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here