Warbixin ku saabsan Xuska maalinta Tubaakadda aduunka.

0
366

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanad walba 31 may Waxaa guud ahaan caalamka laga xusaa maalinta tubaakadda Adduunka iyadoo looga hadlo Ka ilaalinta dhalinyarada qal qalgelinta wax soo saarka iyo ka hortagga tobaakada.
Muddo labaatan sano ah warshadaha tubaakada ayaa si ula kac ah u adeegsaday istiraatiijiyad, dagaal iyo xeelado si wanaagsan usoo jiitay Dhalinyarradda taasi oo sababtay in ay dhalinyaro badani ay isticmaalaan tubaakada iyo waxyaabaha nikotiinta.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here