Warbixin Ku Saabsan Xuska Maalinta Dhimirka Aduunka Oo Maanta Ku Beegan

0
488

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kumanaan bukaan oo la xanuunsanaya Cudurrada ku dhaca dhimirka aduunka oo dhan ayaa la xaqiraa xuquuqdooda bini’aadanimo, waa la takooraa, xadgudubyo maskaxeed iyo kuwa jireed ayaa loo gaystaa iyaga oo aan helin adeeg caafimaad oo ku filan.

Dunida waxa maanta laga xusayaa Maalinta Cudurka dhimirka, Soomaaliya bukaanada ka qaba cudurrada ku dhaca dhimirka ma helaan adeegyo caafimaad oo ku filan sida la sheegayo.

Maanta oo ay ku beegan tahay 10 October, waxay ku beegan tahay maalinta dhimirka adduunka, sanad walbana maanta oo kale waa laga xusaa guud ahaan dalalka caalamka ku yaalla.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here