Warbixin Ku Saabsan Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka ee 12 August

0
451

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta dhalinyarada aduunka oo ku began 12 August ayaa sanad kasta waxaa laga xusaa aduunka oo dhan taasi oo looga hadlaayo arimo badan oo quseeya dhalinyarada, iyadoona looga hadlaayo dhibaatooyinka, hormarada iyo wax yaabaha xiligaasi u baahan yihiin dhalinyarad.

Sanadkaani 2020 ayaa ka duwan munaasabadaan lagu xusaayo Maalinta dhalinyarada aduunka, iyadoo aduunka uu ka jiro ladagaalanka cudurka safmarka ah ee Covid 19.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here