Warbixin Ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga Qoraalka Dadka Aragga la’

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalinta indhoolayaasha adduunka, oo la xuso Janaayo 4-teeda sannad kasta, waxaa lagu sharfaa dhaxalka iyo wax ku biirinta loogu sameeyaa Louis Braille, hal-abuurihii farta indhoolayaasha.

Maalintani waxa ay sidoo kale kor u qaadaysaa wacyiga ku saabsan muhiimada ay Braille u leedahay in ay tahay hab wax-akhris iyo qoraal taabasho leh oo loogu talagalay dadka indhoolayaasha ah ama aragga naafada ah.

Maalinta Braille ee Adduunka waxay u adeegtaa dadkaan qaba baahida laxariirta dhanka indhaha waxeeyna xasuusin muhiim ah galisaa dadka larabo in ay taageeraan in ay harumar badan oo dhanka waxbarashada horumar kasameeyaan sidoo kale waxaa ay kaalin weyn ka ciyaartaa faafinta macluumaadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here