Warbixin ku Saabsan Xasan Maxamed oo ah Wiil yar oo isagoo jooga xiligii Waxbarashada shaqeeya

0
314

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xasan Maxamed Cali wuxuu ka mid yahay dhalinta ku xamaalata suuqayada oo jooga xiligi waxbarshada balse aan u helin nasiib wuxuu soo qabtey mudadii uu joogey beydhbo shaqooyin kala duwan sida gadidtanka qudaarta iyo baalishnimo asigoo hada ka dorbidey in uu hal meel noolashiisa ku maareysta .

Waxaana kula kulmey goobtiisa shaqo wuxuuna raadiyow arlaadi uga warbixiyey sida ay shaqadiisa tahay iyo waxyabaha iska bedeley nooashiisa mudadii uu ku sugnaa degmada beydhbo ee harunta gobolka baay .

Dhanka kale Xasan ayaa waxaa uu shaagey in ay jiraan dhibaatoyin kala duwan oo ay isu geystaan dhalinta ay isku meel ka wada shaqeeya taasi oo ay taha baaxiyada kala duwan oo ka jirta shaqa la,aanta haysta dhalimyerada somaaliyeed .

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here