Warbixin ku Saabsan Xanuunka Duumada ama Malariyada .

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka ay da’aan Roobabka waxaa Marka La joogo dalalka Afrika ka dhashaan Kaneeco oo Halis ku ah Nolosha dadka.

Kaneecadaas ayaana Sababta in uu dilaaco Cudurka Malariyada,Somaliya waxay kamid tahay Wadamada Cudurka Maleriyada dhibaatada Ba’an ku heysa Marka ay sidaan oo kale u da’aan Roobabka.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here