Warbixin Ku Saabsan Xaalada Barakacayaal cusub Oo Dhawaan gaaray Degmada xuddur ee Xaruunta Gobalka Bakool.

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool waxaa mudooyinkan dambe soo gaareyay Barakacyaal hor leh oo ka soo barakacay Deegaano ka tiran Gobalka Bakool, waxaana qaar kood ka soo carareen dagaalo ka dhacay Deegaanada Yeed, Caato iyo kuwa kale.

Kadib markii ay trada ka bateen Kaamamka ay degan yihiin Qoysaska barakacyaasha ayaa Maamulka degmada Xudur awaxa uu bixiyay Dhul weyn oo ku yaala duleedka magaalada kaasi loogu tala galay in barakacyaasha cusub ay deegaansadaan, waxaana isla markiiba ku dhisteen buushashkii ay ku hooyan lahaayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here