Warbixin ku saabsan Sida Waxbarasho ku heli karaan Gabdhaha Barakacayaasha Baydhabo

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira boqollaal Gabdho oo gaarey da,da Waxbarashada balse aysan helin fursad ay wax ku bartaan maadaama aysan awoodin marka loo fiiriyo duruufaha ay ku noolyihiin

Magaalada Baydhabo ayaa waxay kamid tahay meelaha ay ku nool yihiin Gabdho badan aysan aadin goobaha waxbarashada taas oo muhiim u ahayd waxbarashadooda dalka iyo deegaanka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here