Warbixin Ku Saabsan Sida Loogu hortagi karo halista Cudurka HIV-AIDS-ka

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marxaladaha hore, ayaa dadka badanaa ma dareemaan calaamadaha Cudurka HIV AIDS ah balse dadka qaar ayaa laga yaabaa inay dareemaan astaamo u eg hargabka, sida qandho, madax-xanuun, iyo daal, kuwaas oo ku dhici kara 2-4 toddobaad gudahood ka dib marka uu la kulmo fayraska. Marka uu fayrasku sii socdo, calaamadaha waxaa ka mid noqon kara qanjirada oo barara, miisaan lumis, shuban, iyo dhidid habeenkii.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here