Warbixin Ku Saabsan Sida Looga hortagi karo Cudurka Shuban biyoodka

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sida lawada ogyahay marka ay jiraan Xiliyada Kuleelaha ayaa waxaa dhasha Cuduro badan oo ugu horeeyo Shuban biyoodka iyo marka ay Roobabka da,aan kadib waxaana Bulshada la siiyaa wacyigelin iyo Talooyin ku aadan sida mar walba loogu gaashamankaro Cuduradaas oo halis ku ah Noloshada.

Roobabkii deyrtii dhawaan ka da,ay dalka gaar ahaan Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu watey daadad xoog badan oo dadka iyo duunyada saameeyey waxaana hada la sheegayaa in ay dhasheen Cuduro badan Shuban biyoodka kow ka yahay inkastoo aysan Hey’adaha Caafimaadka Dowlada wax warbixin faahfaahsan ka soo saarin Kiisaska Shuban biyoodka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here