Warbixin ku saabsan Sida Lagu Horumarin karo Ganacsiga Haweenka Barakacayaasha Baydhabo

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Tuugsoy ee duleedka magalada baydhabo ayaa waxaa ku jira haween ku ganacasada maciishooyinka kala duwan taasi oo ay ka raadsadaan nolal maalimeedkooda, waxaana haweenkaan ay markii hore ahaan jireen beeraley iyo xoola dhaqto ayigoona deganadooda uga soo barakacey daruufo kala duwan.

Qaar ka mid ah haweenka ayaa waxey kaamka dhaxdiisa ku iibiyaan qudaarta raashinka caanaha qoriyaha masagada iyo kuwa kale wallow aan weli ka gaarin xafadka ay ka lahaayen qarsha la.aan darteeda.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here