Warbixin Ku Saabsan Sida lagu daaweyn karo Bukaanada la Xanuusan Cudurada dhimirka ku dhaca.

0
191

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kumannaan bukaan oo la xanuunsanaya cudurrada ku dhaca dhimirka aduunka oo dhan ayaa la xaqiraa xuquuqdooda bini aadanimo, waa la takooraa, xadgudubyo maskaxeed iyo kuwa jireed ayaa loo gaystaa iyaga oo aan helin adeeg caafimaad oo ku filan,Marka la joogo Soomaaliya bukaanada ka qaba cudurrada ku dhaca dhimirka ma helaan adeegyo caafimaad oo ku filan sida la sheego.

Hadab maxey tahay waxyaabaha sababa cudurada ku dhaca dhimirka, Dr Ciyow oo ku taqsusey daaweynta cudurada ku dhaca dhimirka iyo neerfaha ayaa sharaxaad ka bixiyey cudurada ku dhaca dhimirka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here