Warbixin Ku Saabsan Sida dib loogu dhisi karo Noloshii ku Burburtey Fatahaada.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Weli waxaa taagan dhibaatooyinkii lagala kulmay roobabkii deyrta ahaa iyo fatahaadihii El-nimo ee ka da’een gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan goboladaan koonfur galbeed soomaaliya oo si isku mid ah u wada sameyeen bulshadeeda.

Khasaaraha ayaa waxaa is kugu jiray dhimashada dadka iyo duunyada iyo burbur hantiyadeed oo wada gareen degmooyinka iyo degaanadooda iyadoo weli ay jireen xirnaansho ku yimid isu socodka dadka iyo gaadiidka kala duwan madaama ay isku darsameen fatahaadihii isku soo dhax mareen degaanada kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here