Warbixin Ku Saabsan Sida ay u Soomi Karaan Dadka Qaba Cudurka Macaanka Ama Sokorowga.

0
265

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka macanka ama sokorowga waxaa la nool bulsho fara badan Oo ku nool daafaha caalamaka bulshada soomaliyeed ayaa qaarkood La nool xanuunka macanka ayigoo siyaabo kala duwan isaga Daaweeya hadaba ayidoo lagu guda jiro bisha barkeysan ee Ramaadan dadka la nool cudurka macaanka sida ay u soomi karaan Ayaan waxaa wax ka weydiiney Dr Mustaf Yuusif Ahmed oo ka ka mid ah dhaqaatiirta ku howlgasha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa xili uu barnaamijka Caafimaadka ee raadiyow arlaadi Marti ku ahaa.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here