Warbixin ku Saabsan Samafale gaarigiisa Gurmad ugu fidiya Hooyooyinka Foolanaya.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka Badan 300 Oo ah Haween oo ku jira xiliga Foosha ayaa ka Faaideystey Adeega Gaari uu Leeyahay Samafale Hassan Macalin Cali Oo ka Howlgal Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay iyo Degaanada Hoosyimaada.

Dumarka Uurka leh ee jooga Tuulooyinka aan laheyn Isbitaalada iyo Kuwa Ku Nool Xerooyinka Brakacayaasha ayuu si Bilaash ah Ku Kenaa Xaruumaha Caafimaadka ee Magalada oo Adeegooda Bilaashka uu Yahay.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here