Warbixin Ku Saabsan Sababaha Keeno Findoobka.

0
689

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dr Abdulqaadir Xasan Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo ayaa Xili Uu Barnaamijka Caafimaadka Raadiyow Arlaadi Marti Ku ahaa Waxaa Uu Faafaahin ka Bixiyey Wax yaabaha Sabab Findoobka Oo Ka Mid ah Cudurada Ku Dhaca Maqaarka Kaasi Oo Inta Badan ay Ka Wada Sheegtaan dhalinyarada.

Sidoo Kale Dr Abduqaari Xasan ayaa Waxaa uu Sharaxaad Ka Bixiyey Calaamadaha Lagu Garan Karo Findoobka Iyo Siyaabooyinka Uu Qofka Ku Dareemi Karo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here