Warbixin ku saabsan Saameynta Fatahaada ka dhacdey Baydhabo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafadda horseed ee magaalada Baydhabo waxay kamid tahay xaafadaha sameyay roobabka deerta ah ee ka da’aayo magaalada Baydhabo taasi oo keentay in xaafadda ay ka barkacaan qoysas badan si uu inoo xaqiijiyay maamulka Xaafadda horseed ee magaalada Baydhabo.

Weli qeybo kamid ah Xaafadda Horseed ayaa waxaa ku go’doonsan qoysas kale oo guryahooda weli ku jiraan biyaha iyadoona dhamaan agabkooda iyo rashiinkooda sameyay biyaha.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here