Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dr Ahmed Sheekh Ali Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Mgalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Xili Uu Barnaamijka Caafimaadka Ee Raadiyow Arlaadi Marti Ku ahaa Waxaa Uu Sharaxaad Ka Bixiyey Waxyaabaha Keena Cudurka Shuban Biyood Oo Saameyntiisa ay Ka Jirto Qaar Ka Mid ah Degaanada Koonfur Galbeed Soomaliya Iyo Saameynta Dhibaato Ee Uu Geysan Karo Cudurkaasi.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir