Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan xanuunka gaaska ayaa ka sheegta bulshada qeybaheeda kala duwan waxaana Xanuunkaasi bulshada u saameeya siyaabooyin Kala duwulan.
Dr Abdulaahi Isxaaq oo ka Mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo ayaa xili Uu Barnaamijka Caafimaadka Marti Ku ahaa Waxaa uu ka Hadley saameynta Caafimaad Daro ee uu leeyahay Xanuunka Gaaska.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir