Warbixin Ku Saabsan Saameynta Cudurka Xasaasiyada.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xasaasiyaddu waa jawaab aan caadi ahayn oo uu dhiibo difaaca jirka, dadka qaba xasaasiyad difaaca jirkooda wuxuu inta badan fal celin ku sameeyaa walxa uu jirkooda dhibo .inta badan Xasaasiyada waxaa keena dufta xayawaanada waxaana loo yaqaanaa allergen(xasaasiyad kiciye) taasi oo saameynteeda ay la dhiban yihiin dad badan

Sida ugu wanaagsan ee uu qofka ku xaqiijiyo in uu dareemo calaamada xasaasiyadda waxaa muhiim ah in qofka uu aqoon buuxdo u leeyahay waxyaabaha kicin kara xasaasiyadiisa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here