Warbixin ku saabsan Saameynta Baraha Bulshada ku yeelatey Nolosha Qoysaska

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isticmaalka Aaladaha Baraha Bulshada ayaa maanta adduunka waxay ka noqdeen kuwo si aad ah loogu isticmaalo iyadoo loo adeegsanaayo qeybo kala duwan iyadoona sanad kasta ku soo biiraya waxyaabo cusub oo casri ah.

Buraha bulshada ayaa waxaa lagu soo gudbiyaa wax yaabo kala duwan qaab qoraal ahaan, Video ama Sawiro kuwaasi oo looga danleeyahay in la gaarsiyo dadka intooda kale iyagoo noqon karaan xumaan iyo kuwo samaan ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here