Warbixin Ku Saabsan Nabadda iyo Muhiimada ay Bulshada u leedahay.

0
187

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman.

Waxaa sidoo kale Nabada lagu tilmaama inay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado, waxase ay ka sii neceb yihiin Nabad la’aan ama colaad waana tan loogu nacaybka badan yahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here