Warbixin ku saabsan Muhiimada Caafimaad ay leedahay Cunista Khudaarta Cagaaran

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isticimaalka Khudaarta ee qeyabaheeda kala duwan ayaa faa’idada ay leedahay ah mid aan inta badan ku buraarugsaneyn bulshada Soomaliyeed ayigoona qaarkood si maalin ah u isticimaala oo inta Badan ku darsada raashinka marka laga hadlo Khudaarta waxey ka mid Tahay Cunooyinka uu Qofka Caafimaadkiisa kor u qaadana Jirkana Ka Ilaaliya Waxyaabo badan oo halis ku ah Caafimaadka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here