Warbixin:- Milkiile ka Adeega Maqaaxidiisa.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maqaaxidda Aar waxay kamid tahay kuwa ugu horumarsan xiligaani magaalada Baydhabo adeegyada ay bixiso iyadoona ay ku xiran yihiin bulsho badan oo soo jeetay adeegyadeeda kala duwan iyo soo dhaweynta wanaagsan ay kala kulmaan maamulka iyo shaqaalaha maqaaxidda.

Waxyaabaha soo jiidashada leh aar ku arkeysi waxaa kamid ah si loo qanciyo macaamiisha in maamulka maqaaxidda Aar uu qeyb ka yahay dalab qaadaha ama u adeegaha macaamiisha ku xiran maqaaxidda taasi oo qeyb weyn ka qaadaneyso ku qanacsinaanta macaamiisha.

Idiriis Shariif Rooble waa maamulaka guud Maqaaxidda Aar ee magaalada Baydhabo asiga, Xaaskiisa iyo mid kamid carruurtiisa waxay qeyb ka yihiin dadka ka shaqeeya xarunta taasi oo ay ku doorteen in ay noqdaan ayiga iyo shaqaalaha kale dad isla shaqeyn kara.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here