Warbixin ku saabsan Maryan Maadeey oo Sagaal Carruur ah noloshooda ku maareysa Shaah ay ku iibiso Magaalada Baydhabo

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tan iyo Burburkii Dalka ayaa Haweenka Soomaaliyeed Waxa ay inta badan yihiin kuwa u dhabar adeegeya sidii ay umaareyn lahaayeen arimo la xariira qoyskooda.

Hooyo Maryan Maadeey oo ku nool Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay, waa haweenay ku dhalatay degmada luuq ee gobalka Gedo, yaraanteedana ay ku soo barbaartay balse hada ku shaqeysata Magaalada Baydhabo, sidoo kale waa Hooyo heysata Sagaal Carruur ah oo aabahooda mar hore dhintay.

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here