Warbixin Ku Saabsan Maalinta Raadiyaha Adduunka Oo Maanta Ku Beegan

0
279

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta oo kale loo dabaaldegaa sanad kasta. sandkaan 2022 waxaa uu kusoo beegmay sanad uu shaqo badan qabtay raadiyuhu maadaaba uu dinida uu ka dilaacay cudurka ‘Covid-19’, Raadiyahuna waxaa uu kaalin muuqta ka qaatay sidii ay dadku loo wacyi galin lahaa.

Idaacad walba ayaa loo baahan yahay in soo badhigto waxyaabihii ay dadka ubaahisay wixii ugu xiisaha badnaa waaxana inta badan sanadkaan lagu qaadanayaa sida ay kaalin fiican uga qaateen idaacaduhu horumarinta Caafimaadka iyo wabarashada intii lagu guda jiray waqtiga uu dalka ka jiray Cudurka faafay ‘Covid-19.

Wadamada uu ka dilaacay cudurkaan ‘Covid-19’,ayaa waxaa kamid wadankeena Soomaaliya waxana uu saameyn xoogan ku yeeshay waxbarashada,isku socodka dadka iyo Caafimaadka si arintaan hadaba wax looga qabto ayuu raadiyuhu uhowlgalay si ay dhalaan badan oo tagi waayay goobaha waxbarashada ay uheli lahaayeen Casharadooda, waxaa uu sidoo kale sanadkaan baahiyay raadiyuhu fariimo la xariira sidii ay dadka xanuunkaan isaga ilaalin lahaayeen maadaaba uu xoowli dunida ugu fidayay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here