Warbixin Ku Saabsan Maalinta Gabdhaha Adduunka Oo Maanta Dunida laga Xuseyo

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Horumarka gabdhaha qaangaarka ah lama jaanqaadin xaqiiqooyinka ay maanta wajahayaan, COVID-19-na waxuu xoojiyay qaar badan oo ka mid ah nusqaamahaan,Sannadkan,waxaa uu yahay halkudhigga Maalintaan”Codkayga, waa Mustaqbalkeenna oo aan uSimanahay.

Bishii Diseembar 19, 2011, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu soo saaray qaraar 66/170 si loogu dhawaaqo Oktoobar 11 inay tahay Maalinta Caalamiga ee Gabdhaha,si loo aqoonsado xuquuqda gabdhaha iyo caqabadaha gaarka ah ee gabdhaha ay adduunka kala kulmaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here