Warbixin Ku Saabsan Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Maanta Loogu Dabbaal Degayo Dunida.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta Deegaanka Adduunka waxaa sanad walba la xusaa 5ta Juun waana gaariga ugu weyn ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhiirigelinta wacyigelinta iyo waxqabadka ilaalinta deegaanka. Markii ugu horreysay oo la qabtay ayaa aheyd 1974, waxayna ahayd madal loogu talagalay in kor loogu qaado wacyiga arrimaha deegaanka sida wasakheynta badda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here