Warbixin Ku Saabsan Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Maanta Dunida Laga Xusayo

0
267

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Muddo aad u dheer, waxaan ka faa’iidaysanaynay deegaanka Seddexdii ilbiriqsiba, adduunku wuxuu lumiyaa keymo ku filan oo dabooli kara garoon kubbadda cagta ah qarnigii la soo dhaafayna waxaan burburinay kalabar dhulkeenna dhirtii ku taalay gaar ahaan wadankeena Soomaaliya

Luminta nidaamka deegaanka ayaa ka xayiraya adduunka, sida keymaha iyo dhul-beereedka, xilli bina-aadamku ay awoodi karti la yihiin ugu yaraan Qiiqa gaaska laga sii daayo waxaana caalamka kusii kordhayay seddex sano oo isku xigta xawaare oo loogu talagalay isbedelka cimilada.

Maalintaan Deegaanka Adduunka ayaa laga bilaabi doonaa UN Decade on Ecosystem Restoration (2021-2030), oo ah howl caalami ah oo dib loogu soo nooleynayo balaayiin hektar, laga soo bilaabo kaymaha ilaa dhul-beereedka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here