Warbixin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga Muhaajiriinta Oo Maanta ku Beegan

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Muhaajiriinta ayaa dowladda Soomaaliyeed waxaa ay sheegtay in dalka ay ku soo celisay muwaaadiniin ka badan 3kun taasi oo laga kala keenay dalalka badan oo ay kamid yihiin Sudaan, Liibiya iyo kuwo kale.

Dowladda soomaaliya ayaa sheegtay in soo celinta muhaajirinta soomaaliyeed kaalin weyn ay ka qadatay hay’adaha ku jira UN”ka gaar ahaan IOM iyo UNHCR.

Sanadkaan kaliya ayaa la shaaciyay in dalka soomaaliya dib loogu soo celiyay dad gaaraya ku dhawaad 1kun qof oo laga keenay dalal kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here