Warbixin ku saabsan Maalinta Caalamiga ee ka hortaga Tahriibinta Dadka

0
315

Baydhabo(Radio Arlaadi)-waxaa jira tiro dhalinyaro ah oo dadka wax tahriibaya waxaa ay ku qasbeen in ay wajahaan xaalad adag oo dhanka Nolosha iyo deganaanta la xariirta kadib mar ay ku guuleysteen in ay dalkooda kawadaan iyaga oo lacag badan ka qaadanaya.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay aad sare ugu kacday tirada dadka u tahriibayay Qaarada Yurub si ay nolal wanaagsan u helaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here