Warbixin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ee Dadka Waayeelka ah

0
411

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Caalamiga ah ee dadka waayeelka ah 1da bisha 10naad ee Sanadka 2020 guud ahaan Caalamka waxaa looga dabaal degaa Maalinta Caalamiga ee dadka waayeelka ah
Sanadka 2020 wuxuu xusayaa 30 guuradii maalinta caalamiga ah ee dadka waayeelka ah.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here