Warbixin Ku Saabsan Maalinta caalamiga ee Afka Hooyo

0
272

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waxay aqoonsan tahay in luuqadaha badan ay ku hormarin karaan ka mid noqoshada, Yoolalka Horumarka Waara ee ‘diiradda la saarayo UNESCO waxay rumeysan tahay in waxbarashadu, iyadoo lagu saleynayo luqadda koowaad ama afka hooyo, ay tahay in laga bilaabo sannadaha hore maadaama daryeelka carruurnimada hore waxbarashaduna tahay aasaaska barashada.

Warbixintan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here