Warbixin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhalinyarada

0
388

Baydhabo(Radio Arlaadi)- 15 ka luulyo sanad kasta aduunka waxaa laga dabaal dagaa maalinta caalamiga ah ee xirfadaha dhalinyarada kuwaasi oo lagu dhiira galinaayo xirfadooda, waxaana ay u badan yihiin dhalinyarada baratey ama ku shageystaan xirfadooyinka gacmaha.

Dunida muhiimada gaar ah ayey ku leeyihiin xirfadliyaasha kuwaasi oo inta badan xirfadooda loo adeegsado wax soo saarid oo faa`ido u yihiin bulshada ay ku dhax nool yihiin.

Warbixintan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here