Warbixin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Shaqaalaysiinta Caruurta Oo Maanta Ku Beegan.

0
210

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Shaqaalaysiinta Caruurta ayaa loo dabaal gadaa maanta oo kale dunida oo dhan wadankeena soomaaliyana waxaa uu kamid yahay wadamada ay carruurtu qabtaan shaqo aysan Karin iyaga oo doonaya in ay helaan nolol wanaagsan.

Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Shaqaalaysiinta Carruurta, oo la qabto sanad walba bisha Juun 12, waxaa loogu talagalay in lagu kobciyo dhaqdhaqaaqa adduunka ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here