Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanad walba meela badan oo dunida ah waxaa laga xusaa maalinta Bisadda Adduunka oo ku asteesan 8 Augst.
waa maalin dadka lagu wacyi galiyo lana Xasuusiyo sida ay muhiim u tahay in la’ilaaliyo Xuquuqda Bisadaha lagana fogaado in la dhibaateeyo .
Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade